10 ْXaqiiqo Oo Aadan Ka Ogeyn Dalkaga Somalia#Wali Ma Maqashay in….

-

Hadii aad u maleyn jirtay in soomaliya ay ka soo bilaabatay halgankii Axmed Gurey iyo Dagaaladii Sayidka ama Jihaadkii Sheikh Barsane,…Arinka sidaas ma ahan, qeybta hoose waxa aan ku soo gudbin doonaa xaqiiqooyin aadan ka maleysan karin oo soomaaliya ku saabsan, waxaa lagaa yaabaa in qaarkood aad horay u ogeyd, balse wili waxaa jiro macluumaad kaa dahsoon.

1. Ma ogtahay in Somalia markii ugu horeysay la dagay 9,000 oo sano ka hor dhalashadii Nabi Ciise CS

2. Ma ogtahay in somalidii hore ay ahaayeen dadkii ugu horeeyey ee bilaabay dhaqashada Geelle iyo in la rabaayeeyo geelle markii ugu horeysay taariikhda aadanaha.

3. Ma ogtahay in qoraalada iyo Kutubada laga helay godod ku yaalla soomaliya ilaa hadda culimada ay fisiri waayeen.

4.Ma ogtahay in 150 sano ka hor Zakada soomaaliya laga aruuriya la geyni jiray Jasiiradda carabta ama waxa hadda loo yaqaan Khaliijka.

5.Ma ogtahay in markii ugu horeysay ee Burtqaaliyiintii ay isticmaalaan Rasaas in ay u isticmaaleen Soomaaliya

6.Ma ogtahay in boqortooyadii ingiriiska markii ugu horeysay taariikhda ay isticmaasha diyaarada dagaal in ay u isticmaaleen Somalia

7.Ma ogtahay in Somalia ay leedahay Xeebta ugu dheer Afrika.

8.Ma ogtahay In Somalia ay leedahay Keyd aad u badan oo Gaas iyo Nafta ah iyo Waliba macdanta Uraniuam-ka.

9.Ma ogtahay in Somaliya uu ku jiro Macdanta ugu qaalisan aduunka ee Copper-ta(Nuxaasta) iyo Aluminium-ka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...