Liiska Soo Socda waxa aan idinku soo gudbineynaa moowduucyadii ugu saameynta badnaa ee 2020 lagu daabacay Xaqiiqonews, Liiska ayaana u qoran sida ay kala aqris yar yihiin.
XAQIIQO NEWS-
Halkan Hoose ka aqriso Liiska 10-ka mowduuc ee ugu aqriska badnaa Shabakadda Xaqiiqonews sanadka 2020, ciwaanadaas oo soo jiitay aqristayaasheena.
10- Qof Walba Waa Dhintaa Laakiin Qof walbo Ma Noola!
9-Shaydaanka 82..Askarta Ugu Khatarsan Mareykanka Oo Khaliijka La Geeyey
8-Todobaad Gudahiisa..Sidee U Badali Kartaa Noolashaada Oo Dhan?
7-Sidee Ku Noqon Kartaa Hantiile Wax Ka Yar Sanad Gudahiisa?
6-Waa Kuma Xasan Yare Oo Firimbe Ku Yeeriyey Baarlamaanka Dhaxdiisa
5–Sidee qof ga Dhigi Kartaa Mid Ku Jeclaado?
4-Yara Fayrus Oo Ka Daranba Karoona..Ogow Meelaha Laga Helo.
3- Bukaanka Qaba Karoona Fayrus Oo Aargudasho Darteed Dad Qaadsiiyey
2- Jeesow Iyo Farmaajo Yaa Ku Fiican Maadada Taariikhda?
1-Isbitaalka Ceel Cali Waxa Uu Ka Weynyahay Degmo Xamar Ku Taal