10 xaqiiqo oo aadan ka ogeyn mareekanka oo qofkii maqlaa uusan rumeysaneyn #ogow

-

Xitaa dadka qaar ee ku nool mareekanka ma oga arimahan hadiise ay ogaadaan qaarkood waxa ay ku noqoneysaa fajiciso hadaba maxey yihiin tobankan xaqiiqo?.
halka hoooe ka aqri toban xaqiiqo oo qof walbo uusan ogeyn balse ah xaqiiqooyin dhab ah oo ka jira dunida mareekanka.
1_Ma ogtahay in sideedii qof(8 qof)ee kasta ee mareekanka ku nool mid ka mid ah uu si un u ahaa shaqaale ka tirsan maqaayadda McDonald’s ama waqti noolashiisa ka mid ah uu ku diirsanaa.
2_Ma ogtahay in gobolka Montana ee dhaca galbeedka Mareekanka uu yabay gobolka lo,da ku nool iyo dadka ay badan yihiin lo,da waxaana qiyaas la sameeyey lagu ogaaday in halkii qof ay ku soo aadeyso 3 neef oo lo ah (3 To 1)
3_Inkstoo dadka ugu badan ee mareekanka ay ku hadlaan ingiriiska hadana ma lahan dalka Luuqad rasmi ah( there is no official language)
3_ Sharcioga mareekanka waxa uu qabaa in caruurta ay cabi karaan sigaarka balse waa mamnuuc dalkaasi in caruurta ay iibsadaan sigaar !
4_ma ogtahay in 1-kii qof ee ka mid ah seddex qof waliba oo mareekan ah in uu yahay qof cayilan
5_Ma ogtahay in daawooyinka oo la qalda ama si qaldan loo qaato(Medical errors) waa sababaha lixaad ee keena dhimashada dalka mareekanka.
6_Ma ogtahay in madaxweynayaashii Ugu badnaa ee mareekanka ay ku dhasheen Virginia
7_Ma ogtahay in caruurta ku dhasaha mareekanka boqolkiiba afartan(40%) ay yihiin Wecelo ku dhashay guur la,aan ama wax ay iyaga ugu yeeraan caruurta ay dhaleen(Unmarried women)(Dumarka aan guursan)
8_Ma ogtahay in halkii qof ee mareekan ah uu isticmaalo qarash dhan inta ay qaadanayaan 32 qof oo kenyaati ah
9_Gobolka Ohaayo(Ohio) ka Mid ma aheyn mareekanka ilaa laga soo gaaro 1953-kii xilligaasi uu gobolkani ku biiray Mareekanka intiisa kale
10_M ogtahay madaxweynihii ugu horreeyey ee mareekanka in lagu magacaabo george Washintong waxaan loogu magac daray caasimadda oo qaadatay magaciisa.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...