11 Xaqiiqo Oo Aadan Ka Ogey Mareykanka…Ma Rumeysan Kartid

La Wadaag Asxaabtaada

Xitaa dadka qaar ee ku nool Mareykanka ma oga arimahan hadiise ay ogaadaan qaarkood waxa ay ku noqoneysaa fajiciso. hadaba maxey yihiin 11-kan xaqiiqo?.

Xaqiiqonews-


Halka hoooe ka aqri 11 xaqiiqo oo qof walbo uusan ogeyn balse ah xaqiiqooyin dhab ah oo ka jira dunida Mareykanka.


1_Ma ogtahay in sideedii qof(8 qof)ee kasta ee Mareykanka ku nool mid ka mid ah uu si un u ahaa shaqaale ka tirsan maqaayadda McDonald’s ama waqti noolashiisa ka mid ah uu ku diirsanaa.


2_Ma ogtahay in gobolka Montana ee dhaca galbeedka Mareykanka uu yahay gobolka lo’da ku nool iyo dadka ay badan yihiin lo’da, waxaana qiyaas la sameeyey lagu ogaaday in halkii qof ay ku soo aadeyso 3 neef oo lo’ah (3 To 1)


3_Inkstoo dadka ugu badan ee Mareykanka ay ku hadlaan ingiriiska hadana ma lahan dalka Luuqad rasmi ah( there is no official language)

4_ Sharciga Mareykanka waxa uu qabaa in caruurta ay cabi karaan sigaarka, balse waa mamnuuc ah dalkaasi in caruurta ay iibsadaan sigaar!


5_ma ogtahay in 1-kii qof ee ka mid ah seddex qof waliba oo Mareykan ah in uu yahay qof cayilan


6_Ma ogtahay in daawooyinka oo la qalda ama si qaldan loo qaato(Medical errors) waa sababaha lixaad ee keena dhimashada dalka Mareykanka.


7_Ma ogtahay in madaxweynayaashii Ugu badnaa ee Mareykanka ay ku dhasheen Virginia


8_Ma ogtahay in caruurta ku dhasaha Mareykanka boqolkiiba afartan(40%) ay yihiin Wecelo ku dhashay guur la,aan ama wax ay iyaga ugu yeeraan caruurta ay dhaleen(Unmarried women)(Dumarka aan guursan)


9_Ma ogtahay in halkii qof ee Mareykan ah uu isticmaalo qarash dhan inta ay qaadanayaan 32 qof oo kenyaati ah


10_Ma ogtahay madaxweynihii ugu horreeyey ee Mareykanka in lagu magacaabo george Washintong waxaan loogu magac daray caasimadda oo qaadatay magaciisa.


11_Gobolka Ohaayo(Ohio) ka Mid ma aheyn Mareykanka ilaa laga soo gaaro 1953-kii xilligaasi uu gobolkani ku biiray Mareykanka intiisa kale

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada