Diyaaradda Ugu Weyn Aduunka…Ogow Qiimaheeda “Quraafaadka ah”

-

Shirkadda Ameerikaanka ah Vulcun Inc, ayaa iib u soo bandhigtay diyaaradda aduunka ugu weyn oo loogu waqlalay magaca “Stratolaunch”

Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Diyaaradda ayaa si tijaabo ah markii ugu horeysay ugu dul duushay saxaraha Mohave, iyadaa ku duuleysay joog dhan 177 kun oo feet, waxa ayna ugu dambeyntii caga dhigatay garoonka Kilifoorniya ee Mareykanka.

Diyaaraddan ayaa lagu doonayaa qiimo dhan $400 oo milayn oo doolarka Mareykanka sida ay sheegayaan ilo ku dhaw diyaaradda oo u waramay Shabakadda CNBC ee Mareykanka.

Diyaaradda ugu Weyd Dunida

Sababta diyaaraddani loogu yeero diyaarada ugu weyn dunida ayaa waxa ay tahay dhirirka baalasheeda, oo la eg garoon kubadeed oo Mareykanka ku yaalla. dhirirk diyaaraddan ee baal ilaa baalka kale ayaa waxaa lagu sheegay 117 mitir.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...