12 Sano oo Xabsi ah Ka dib Xaaska Sheikh Khaalid Al-rashid Oo Sir Badan Kashiftay(AQRISO)

-

Haweeneyda uu qabo Sheikh Khaalid Al-raashid ee lagu magacaabo Samiiro Al-daxiim ayaa dhawaan ka hadashay Xabsi guriga Saykeeda uu ku jiro iyo dibaatooyinka uu arimahaasi kala kulmo.

Samiiro oo Qoraal gooban soo dhigtay boggeeda Twitter-ka ayaa Soo qortay:

”لمن يسأل عن #الشيخ_خالد_الراشد مضى عليه ١٢سنة وبدأت السنة ١٣وهناك آمال وآلام فيارب بلغنا بقدرتك فرجا عاجلا قريبا عنا وعن جميع المسلمين”
“Qofkii waxa ka weydiinaya sheikha oo muddo 12 sano ah xabsi ku qaatay una bilowday sanadkii 13aad waxaan leenahay waxaa jiro rajooyin iyo xanuuno lkn ilaah awoodiisa ha nagu siiyo faraj dhaw anaga iyo muslimiintaba”

Samiiro ayaa hadalkeedani ku xoojisay Qoraal kale iyadoo ilaah ugu barayday sheikha in uu xabsiga ka sii daayo waxeyna tiri:“اللهم إنا نسألك فرجا قريبا عن #الشيخ_خالد_الراشد وعن جميع المسلمين اللهم اشرح صدره ويسر أمره وفرج عنه وعن جميع المسلمين”

“ilahow waxaan ku weydiisaneynaa faraj dhaw oo sheikh khaalid raashid aad siiso iyo dhamaan muslimiinta ilaahow Sadriga waasici arintiisina fududeey farajkana u fur asiga iyo muslimiinta oo dhan”

Sheikh khaalid Al Raashid oo sidoo kale loo yaqaan”Al-asiif” ayaa lagu xakumay 5 sano oo xariga sanadkii 2005-tii markii uu muxaadarado uu jeediyey uu ku soo daray baaq ah in la xiro safaaradda Denmark ee sacuudiga markii Nabiga ay u gafeen Journal-kii Denmark.

Balse Qaadiga maxkamadda ayaa Dhowr mar sameeyey muddo kordhin ka dib dood adag oo dhax martay isaga iyo sheikha waxaana ugu danbeyn sheikha lagu xakumay 15 sano oo xariga ah.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...