LAST UPDATE:Liiska Golaha Wasiirada oo dhameystiran & Wasaaradahii ugu awooda badnaa oo…

La Wadaag Asxaabtaada

liiska golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya oo gaaraya ilaa 26 Wasiir ayaa goordhaweyd lagu dhawaaqay .
waxaana ka dhex muuqda xildhibaano iyo wasiiro horey xilal usoo qabtay.
RW Kheyre ayaa sheegay in xukumadan cusub ay tahay isbadalka cusub ee dalka Soomaaliya
Hoos ka akhri 26-ka Wasiir ee la magacaabay
1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeenMahdi Ra’isul was are xigeen
2- Xildhibaan Iimaan Cabdullahi Cali Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta
3= Cabdi Salax Saciid Juxa, Arimaha Gudaha iyo dib
4= Cabdi Rashiid Cabdullahi Maxamed Gaashaandhiga
5= Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka arimaha dibadda
6= Cabdullahi Daahir CISMAAN Waxbarashada iyo Tacliinta
7- Cabdi Raxmaan Xoosh Jabril Wasiirka dastuurka
8- Amb Jamaal Maxamed Xasan Qorsheynta Maalgeshiga
9- Xildhibaan Maryan Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka Badda
10- Maxamed cabdullahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka
11- Eng Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta
12- Xildhibaan Sh Nuur Maxamed Xasan Wasiirka Xanaanda Xoola
13- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
14- Xildhibaan Cabaas Cabdullahi Sh Siraaji Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska
15- Deeqa Yaasiin: Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka
16- Xildhibaan Eng Cabdi Rashiid Maxamed Axmed Wasiirka batroolka iyo Macdanta
17- Xildhibaan Abuukar Maxamed Ducaale: Wasiirka amniga gudaha
18- Jeneraal Saciid Xuseen Saciid Wasiirka beeraha
19- Dr Fowziyo Abiikar Nuur Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada
20- Dr Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdi Qaasim Wasiirka Kaluuleymsiga iyo kheyraadka badda
21- Xildhibaanad Khadiija Maxamed Diiriiye Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga
22- Eng Cabdi Raxmaan Maxamed Cismaan Yariisow Warfaafinta
23- Abuukate Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada
24- Xildhibaan Saalax Axmed Jaamad Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
25- Xildhibaan Saallim Caliyow Wasiirka korontada iyo biyaha
26-Dr Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Gargaarka


Goordhaw naga filo wasiirada cusub iyo beelaha ay ka soo kala jeedaan inshaa alaah

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada