+18 Ku Daawo Sawir Sida Ay Wax u dhaceen Xasuuqii Kaalgacyo

-

9 qof oo hal beel ka soo wada jeeda ay markaliya lagu laayey Gaalkacyo, iyadoo arintaasi ay xiriir la laheyd taliya ka tirsan NISA oo la dilay.

Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Ka dib dil qorsheysan oo loo geystay Cali Diif oo ka tirsanaa maamulka Galmudug ayaa askar xanaaqsan waxa ay dil wadareed ku fuliyeen raga isku heyb ah.

Dalka la dilay ayaa ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle, waxaana marba marka ka dambeysa soo baxayaa hadalo lagu cambaareynayo xasuuqaasi aadka u fool xumaa.

Halkan Hoose KA daawo Sawirada Dhacdada aragagaxa leh

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...