+18 Muqaal..Axmed Madoobe Oo Xasuuqaya Shacabka Kismaayo

-

Ciidan beel ahaan ku mideysan magaca “harti-daarood”kuwaasi oo ka amar qaata Axmed madoobe ayaa bilaabay xasuuq ka dhan ah shacabka ku dhaqan Kismaayo.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha/Muuqaalo

Muuqaalkan oo lagu baahiyey Facebook ayaa muujinaya ciidan ka tirsan kuwa Axmed Madoobe kuwaasi oo jirdilaya meydadka dad dhintay.

Muuqaalka ayaa ka tarjumaya xaaladda dhabta ah ee Jubbland, waxaana muuqaalkani uu imaanayaa ka dib dagaal socday maalmo ka dhacay deegaan xeebeed dhanka galbeed kaga beegan Kismaayo.

Sidoo Kale Aqri..Waa Tan Sababta Aadan Ogeyn ee Axmed Madoobe Kismaayo Kaga Guuray?

Ciidan beel ahaan u abaabulan kuwaasi oo gacan saar la leh Axmed Madoobe ayaa sameeynaya isku dayo ay ku doonaya in la barakiciyo beesha Cawrmale ee dagta Jubbooyinka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...