Baraha bulshada ayaa lagu baahiyey muuqaal cusub oo soo bandhigaya qaabkii loo dilay George Floyd oo ka tirsanaa bulshada Madowga Mareykanka.
Xaqiiqonews-Wararka Dibadda
Muuqaalka Cusub ayaa lagu arkayaa in seddex nin oo boolis ah oo jilbaha wada saareen jirka George Floyd, xilli isagana uu dalbanaayey in loo ogolaado “neefsi”, booliskana dhag uma dhigin dalabkiisa, sidaas ayuuna ku qurbaxay.
Sidoo Kale Aqri..Khalaka Ugu Weyn ee Uu Galo Qof Mareykanka Ku Nool