20 Waxyaabood Oo U Baahan In Uu Ogaado 20 Jir Walbo

La Wadaag Asxaabtaada

Xilliga aan qormadani qoraayo waxa aan ku jiraa bartamaha labaatameeyada,4.5 sano ayaana iiga harsan soddonka, qaar ka mid ah waxyaabahani aan qoraayo aniga ayaa soo arkay halka kuwa kalane aan ka soo aruuriyey buugaagta.


Xaqiiqonews-Horumarinta nafta

Maxay 20-kan waxyaabood muhiim ugu yihiin 20 jirka?

Marka aad tahay labaatan jir waxaad isku aragtaa qof weyn sababtoo ah waad weynaatay, qofba qofka kale inta uu ka hor barto cahsrada adag ee nolasha wuu kaga dhawyahay guusha iyo helitaanka nolasha uu rabay.

Sidoo Kale Aqri..3 Walxood Oo Kaga Baahan In Aad Maanta Ogaato

Dhamaanteen waxa aan maqalnay “20 jir inta uu ood ka boodo ayuu arin ka boodaa”, haa waa run, halkani waxa aan idinku soo gudbin doonaa 20 waxyaabood oo muhiim ah in aad ogaato inta aadan ka bixin 20 jirkaada.

1-Baro in aad aqbasho naftaada

2-Baro in aad is kalsooni leh u dhehi karto “maya”

3- Ogow in riyooyinkaad kaga baahanyihiin “naf hurnimo”

4-Baro wadahadalka iyo heshiiska

5-Baro Cafiska

6-Iska jooji “isbarbardhigga”

7- Ha ka cabsan guuldarrada

8-Baro sida loo xanaaneeyo naftaada iyo jirkaada

9-Baro sida lacag loo keydiyo.

10-Baro dulqaadka iyo in aad waqti siiso waxyaabaha aad qabaneyso

11-Iska yareey horfadhiga shaashadaha

12-Baro sida balamaha loo ilaaliyo

13-Baro aqriska

14-Jooji cabashada

15-Isbar howl badan iyo hadal yar

16-Qalad Sameey laakin qaladka ha ku soo celinin.

17-Baro runta

18-Caawin raadso marka aad u baahantahay

19-Baro xirfado cusub iyo luuqado kale

20-Naftaada jecloow

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada