23 Sano Ka Dib… Ajey Oo Dunida Dhahaya “I Cafiya”

La Wadaag Asxaabtaada

Aqoonyahanka reer Hindiya ee soo ikhtiraacay Memory-ka daatada xambaara ee “Flash Memory” Ajay Bhatt ayaa sheegay in uu ka warqabo dhiibtada ay la kulmaan dadka isticmaala “Flash Memory”. oo ka mid ahaa waxyaabihii uu soo kordhiyey 20 sano ka hor.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Ajay Bhatt ayaa tilmaamay in uu arkay cambaareynta la soo giliyey baraha bulshada, kuwaasi oo tilmaamaya ama ka sheegeynaya dad isticmaalaya falaashka oo ku fashilmaya in ay kombiyuutarka giliyaan ka hor inta aysan ku guuleysan arinkaasi.

Sidoo Kale Aqriso: I-dhaaf-uur-ayaan-leeyahay-ka-dib-5-xabad-ayuu-madaxa-kaga-dhuftay!

Flash Memory oo si gooban loo yaqaan “USB flash” ayaa ah aalad dadka ka caawisa in macluumaad looga soo qaato kumbiyuutar loona gudbiyo mid kale isaga oo isticmaalaya barnaamijka loo yaqaan “Cheap”

Inkastoo qaabka farsmada Flash-ka ay ku qanceen dadka dunida, hase yeeshee Ajay Bhatt waxaa uu aaminsan yahay in ay jiri kartay farsamo sidan ka wanaagsan.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada