3 Walxood Oo Kaaga Baahan In Aad Maanta Ogaato

-

Yaa daran “Wixii kugu dhacay mise Sidii aad u falcelisay?


Xaqiiqonews-Horumarinta Nafta

1-Ma jiraan Wax Waligood Raagaya

Waxaa jiri kara maalmo wax walbo oo kugu hareereysan uu kula noqonaayo “mugdi”,rajo xumo ayaana albaabka ku soo garaaceysa, maalmahaasi oo kale waxaa muhiim ah in aad xasuusnaato kalmaddan “ma jiro wax waligood raagaya”.

Fikir, waxaadna ogaataa in habeenkii uu isku badalo maalin, daruurta mugidiga ahna ay isku badasho roob, wax waliba oo aad maanlinkaa dareemeyso waa tagi doonaa.

2-Waad Awoodaa waana Dhihi Kartaa MAYA

Marka shaqo badan ay ku sugeyso, marka dad badan ay ku sugayaan in aad farxad geliso, waa marka aad u baahantahay in aad bilowda isticmaalka “maya”.

In aad dhahdo maya kuma noqoneysid daneysta, laakin waxa aad u baahantahay in aad noqoto xor,aadna erayga maya u isticmaali kartid xaaskaada, qaraabada, dadka aad isla shaqeysaan, saaxibadaad iyo xitaa booskaada.

3-Jooji Falcelinta..Baro Sida Loo Jawaabo

Waligaa ma sameysay falcelin xanaaq ku dhisan, macnaha qof ma ku tiri oraah aad dib uga qowmameysa(shalaaysay)?

Marka aan ranbo in aan ka falcelino waxyaabaha na quseeya, waxaa u baahanahay in aan qaadano waqti nagu fulin oo aan ku dooran karno jawaabta saxda ah.

Sidoo Kale Aqri..3 Khuraafaad Oo Wili Aad Aaminsantahay!

Yaa daran “Wixii kugu dhacay mise Sidii aad u falcelisay?

Aan dhahno waxaad fadhisay maqaayad shaah laga cabo, qof ayaa shaah kugu daadiyey waa maxay jawaabta ugu fiican?

In aad xanaaqdo oo adna aad shaah ku daadiso, ama aad aflgaadeyso, si uu isna isku difaaco, mise in aad is dajiso oo aad niyadaada ku noqoto, kana fikirto qaabkii aad jeclaan laheyd in lagula dhaqmo hadii aad adiga ahaan laheyd qofa shaah ku daadiyey.

Nolasha ku dhisan jawaabaha dagan,waa hub aad u isticmaali karta in aad ka xakmeyso caqabadaha kula soo gudnoonaado.

Halkani Riix Si Aad u Heshi Wararka Muhiimk ah ee Bogga hore

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...