ALjazeera oo warabxin cajiib ka qortay farmaajo”farmaajo shacbiga ayaa jecel laakin daruuft iyo xaqiiqda ayaa ciileysa”

La Wadaag Asxaabtaada

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Websiteka aljazeera ayaa qoray warbixin ifineysa xaaladda soomaaliya hadda ka taagan soomaaliya iyo taageerada uu heysto farmaajo ee shacbiyadda ah.
Warbxinta ayaa ku tilmaamtay farmaajo madaxweyene firfircoon oo bixinaya mishaaraadka shaqaalaha dowladda si joogto ah laakin waxa ay warbxinta xustay in aysan teegeerada shacbiga ka bixin karin farmaajo xaaladda adag ee soomaaliya waxa kale oo ay warbxinta ku tilmaamtay alshabab qatarta ugu adag ee ay wajaheyso dowladda farmaajo.
HALKAN RIIX SI AAD U AQRISTO WARBXINTA OO AF CARABI AH[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada