8 Xaqiiqo oo Dunida ku Saabsan Balse aysan Ogeyn Dad badan !

-

Dunida ayaa waxaa ka buuxa xaqiiqooyin badan, hase ahaatee jaahil ayan ka nahay, Dhan walbo wax kaa qarsoon ayaa jira, dunida wali wax badan oo aadan ogeyn ayaa nagu hareereysan.

Aqriste qeybta hoose waxaan kugu soo gudbineynaa ilaa 8 waxyaabood oo aadan inta badan ka fikirin, waliba qaarkood waligaa isma weydin laheyn.

1-Hadii aad ka soo dhacdo dhinaca shishe ee dhulka waxa ay kugu qaadaneysaa oo kaliya 38 daqiiqo in aad ku gaarto dhinaca kale ee dhulka.

2-Hadii qofka uu soo galo meel aan laga jecleysaneynin, waxaa uu inta badan aadaa dhinaca midig halkii uu bidix aadi lahaa.

3-Waxaa la soo iqtiraacay fikradda  Tareenka,  ka hor inta aan lagu fikirin  Buskuleetiga(baaskiilka)  

4-Xaywaanka loo yaqaan ( polar bear) Waraabe badeedka, malahan midib cadaan ah sida uu noola muuqdo marka aan eegeyno

5-Inta ugu badan dufinta jirka waxaa la saaraa marka aan neef dhabeyno (haaa hiiiiiih)

6-Shukulaatada waxa ay siyaadisaa nisbada caqliga qofka.

7-Looma ogola si guud dhaqaatiirta noocyadooda kala duwan ee gudaha ingiriiska in ay xirtaan faraanti.

8-Intii lagu guda jiray dhisidda buuraha “ahraamta masar” xaywaankii dabar go,ay ee  loo aqoon jiray ( mammoth -maroodi carbeedku) waxa uu ahaa mid nool oo dhulka dul saaran.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...