900 oo sano ka dib Noolasha Dunida sidan ayey isku badaleysaa (Ma Rumeysan kartid)

La Wadaag Asxaabtaada

dabeecada noolasha aadanaha ayaa marba marka ka sii danbeyso sii hormareysay waxaana dadku ay ku talaabsadeen hor umar dhinac waliba ah.

Ka dib muddo bani aadmiga ay isticmaali jireen lugahooda ama xoolo si ay ugu safraan meelo fog hadda waxaa yimid aalado casir ah oo sahlaya safarada hadii ay ahaan lahaayeen kuwa biiba,socda, xamaarta biyaha dushooda iwm.

ka dib muddo aadanaha ay ku hoyan jireen godadka iyo guryo aan hormarsaneen hadda dunida wax ay gaaratay magaalooyin ay camiraayaan dhisamayaal dhaadheer.

hadaba dunida ayaa hadda sii hiisaneysa hor u socod iyo in la soo kordhiyo waxyaabo cusub mar marka ka sii danbeysa hadaba aqristow halkan waxaan kugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah hor umarada dunida ay hiigsaneyso marka la gaaro sanad 3,000.(seddexda kun) qeybta hoose ka aqriso qaar ka mid ah riyooyinka aadanaha ee mustaqbalka soo aadan.

1_Kursiga Surwaalka
waa surwaal wato kursigiisa fadhiga waxaana dhaceysa in qofka gashan surwaalkan marka uu u baahdo in uu fadhiisto kaliya waxaa fidsanayaa kursiga ku sameysan surwaalkiisa mana u baahanaya kursi iwm.

2_Boorsada Duusha
marka aan ka hadalno sanadka aynu hadda joogno caruurta iskuulada iyaga ayaa xanbaara boorsadooda si ay dugsiyada u aadaan balse mustqablka boorsada iyada ayaa qaadi doonto ardayga halkii uu isaga qaadi lahaa taasi macnaheedu waxaa waaye boorsada biibto oo ay ku howlanyihiin injineerada.

3-Fiisooyinga Kawaakibta
watigan la joog dunida ayaa u sameysan qaab dal dal ah balse hormuarka aadanaha ayaa suurtagal ka dhigi karta in dunida ay u qeybsanto kowkab kowkab taasi micnaheedu waxa waaye tusaale ahaan dadka ku nool kowkabka dhulka waxa ay qaadan doonaan Visa kale oo kowkab kale ah si ay halkaasi ugu tagaan howlo ganacsi iwm.

4_Dagaalka Internet-ka
dunida maanta oo hubka ugu weyn ee lagu dagaalmi karo uu yahay nukliyer ayaa waxaa lga cabsi qabaa in qatarta sidani ay ka sii badato waxaana cabsida ugu badan tahay in uu bilowdo dagaal xagga internet-ka taasi oo meesha ka saareysa madaxyada kantaalaha qaado iyo qalabkii kale ee la isticmaali lahaa badalkeedana waxaa hawada qadadka internet-ka la isku soo marinayaa feyrusyo iyo sun nukilyeer ah.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada