Baraha bulshada gaar ahaan janaal youtube laga leeyahay dalka Holand ayaa lagu baahiyey muuqaalka haweeney si dirqi ah kaga badbaaday shil tareen xilli ay isku dayeysay in ay ka gudubto wadada tareenka.
XAQIIQO NEWS- MUUQAAL
Muuqaalka ayaa lagu arkayaa haweeney ka gudbeysa birta baabuurta lagu baarkimo tareenka hortiisa, iyada ka dibna gudubtay wadada xadiidka,intaasi ka dib waa ay istaagtay dib ayeyna u soo laabatay sabab aan la ogeyn.
Sidoo Kale Aqriso:Daawo..Tv-ga K.Koonfur Oo Dib U kulansiiyey Hooyo Iyo Gabarteeda Dhimatay!