FIFA Oo Garoon Caalami Ah U Aqoonsatay Stadium Muqdisho

-

Qoraal ka soo baxay xiriirka kubadda cagta aduunka ayaa Studio Muqdisho Loogu aqoonsaday garoon caalami ah oo martigelin kara dhammaan heerarka kala duwan ee ciyaaraha.


XAQIIQO NEWS- CIYAARAHA

ka dib, dib u dhis balaaran oo lagu sameeyey tuuladii ciyaaraha ee Muqdisho, garoonka ayaa hadda helay shahaadada marteglinta ciyaaraha heer caalami.

Bishii tagtay ee Septembar , Garoonka Muqdisho waxa ay FIFA u soo dirtay khubaro qiimeyn ku sameeyey dib u dhiska garoonka lagu sameeyey, qeyb ka mid ah cowska gacan ku sameyska ah iyo qalabka dhismaha loo adeegsaday ayaa loo qaaday sheybaar ku yaalla Australia.

Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa garoonka ku socday dayac tir, iyadoo bishii July ee sanadkan ,madaxweyne Farmaajo uu xariga ka jaray garoonka.

W3.CSS

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...