Aamin Ama Ha Aaminin..Arintan Adiga Ayey Kugu Dhacday.

-

Macluumaadkani ayaa ah kuwa qofka cajab gelinaya waxaaba laga yaabaa in dadka qaar xitaa aysan rumeysanba, balse arinta saxda ah ayaa waxa ay tahay in macluumaadkani uu yahay mid la xaqiijiyey cilmi ahaan .


Xaqiiqonews-Isbar-Horumarinta Nafta


1_Ma ogtahay in Xaywaanada Cayaayaanka ah oo dhan xaywaanka ugu cimrigga dheer uu yahay Quraashada
daraasad la sameeyey ayaa lagu ogaaday in xaywaanada cayayaanada(xaywaanada aan dhiigga laheen) ah oo dhan xaywaanka ugu cimriga dheer uu yahay Xaywaanka loo yaqaan Quraashada.


2_Ma ogtahay Aqristow in qofka bani’aadamka ah nolashiisa oo dhan in uu si khalad ah u cuno 243 cayayaan
daraasad dhawaan la shaaciyey ayaa lagu ogaaday in qofka aadanaha cimrigiisa oo dhan uu si khalad ah u cuno 243 cayayaan, waxaan khaladkaasi uu noqon karaa in qofka oo afkiisa Furan uu si kadis u galo cayayaan biibaayo ama qofka uu cuntada u dhax galo uu sidaasi ku cuno.


3_Ma ogtahay in 100 sano hadda ka dib shirkadda facebook ay heyn doonto in ka badan 120,000000(boqol iyo labaatan milyan ) oo qof ooo geeriyootay ciwaankooda.
Daraasadan oo dad badan baraarujisay ayaa lagu ogaaday in boqol sano hadda ka dib shirkadda facebook ay ka diwaan gel sanaan doonaan ilaa boqol iyo labaatan milyan oo ciwaan dad geeriyooday waxaana laga yaabaa in uu ka mid noqon doono milkiilaha facebook.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...