Aamin Ama Ha Aaminin Heestan Adiga Ayey Kugu Saabsantahay

Shakhsi ahaan labo arin wey igu adagyihiin in aan fahmo, qaabbka dhulka uu u wareego iyo qaabka abwaanada Soomaaliyeed ugu fududaatay in ay sameeyaan heeso sidan oo kale kuwaasi la jaan qaadi kara waqti walbo.


Xaqiiqonews-

Heeso noocee ah ayaad dhageysatay maalmihii ugu dambeeyey? waa kuwee nooc heesaha aad u aragto muhiim?.

Shakhsi ahaan labo arin wey igu adagyihiin in aan fahmo, qaabbka dhulka uu u wareego iyo qaabka abwaanada Soomaaliyeed ugu fududaatay in ay sameeyaan heeso sidan oo kale kuwaasi la jaan qaadi kara waqti walbo.

Sidoo Kale Aqri..5 Hees Soomaali Ah Oo Lagu Tilmaami Karo Dhiirigeliyaasha Ugu Fiican

“Sama kuma heeshiiyaay”, heestan waxa ay mar walbo u taagantahay “usha baraarujinta” , taasi oo loo adaagesan karo in dadka lagu baraarujiyo xilliyada qaranka ay soo wajahaan qalalaaso, runtii waa hees u qalanta in aan ugu magac darno “Dhaxalka Dalka”

Erayadan qalbiga taabanaya ee ku socda qof walbo oo soomaali ah waa kuwa heesta ka dhigaya mid soo jiidasho leh

  • “Sama ku heshiiyaay
  • sina uma hagaagaay
  • Somaali dhoylaay (garasho la’aan)
  • horay ma u soconaa
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA