Abaarta soomaaliya: Labo odhi dhaqameed oo caan ah oo u dhintay gaajo darteed abaarha soomaaliya

-

Waararka ka imaanaya Deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay gaajo iyo haraad dartii ugu geeriyoodeen Labad oday dhaqameed.
Odayasha ayaa si aad ah looga garanayey deegaanka Baxdo waxaana saameyn aan wanaagsaneen ku yeeshay Abaarta ka jirta Gobolada Dalka waxaana Odayaasha la sheegay in ay waayeen wax ay jadiinka “Dhuunta Mariyaan” oo biyo iyo raashiin ah Mudo badan.
Deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud waxaa ay ka mid tahay deegaanada sida daran ay abaarta ugu dhifatay waxaana bil ka hor deegaankaasi isku dal dalay nin dhalinyaro ahaa oo la sheegay in abaarta ay uga le’deen Xoolo uu lahaa.
Waxaa si badanaya dhacdooyinka murigada leh ee laga soo sheegayo abaarta Soomaaliya e ku dhifatay gobolada dalka , bartamaha , Koonfurta iyo waqooyiga Soomaaliya .

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...