Abiy Ahmed Oo Wacad Ku Maray In Axmed Madoobe Uu Soo laaban Doonin

-

Dowladda Ethiopia ayaa gacan ka gaysanaysa sidii meesha looga saari lahaa madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Maamulka ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa taageerada kala noqday Axmed Madoobe, islamarkaana doonaya inuu meesha ka baxo, sida uu qoray wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Nairobi.

Itoobiya ayaa la sheegay inaysan dooneyn in hoggaamiye kooxeed dambe uu jago saameyn leh kasii hayo Soomaaliya.

Itoobiya oo ay aad isugu dhow yihiin madaxweyne Farmaajo ayaa ku caawineysa in ay meesha ka baxaan madaxda maamul goboleedyada uusan rabin madaxweynaha.

Sidoo Kale Aqriso: Itoobiya-oo-nal-cagaaran-u-daartay-goaanka-df-ka-ee-ceyrinta-QM.

Horrey ayaa dowladda waxay ugu guuleysatay inay meesha ka saarto madaxweynayaashii Koonfur Galbeed, iyo Galmudug, halka HirShabelle ay heshiis la gashay.

Doorashada madaxweynaha Jubaland ayaa dhaceysa 21-ka bishan August, hase yeeshee illaa iyo hadda ma muuqdaan astaamo muujinaya in Axmed Madoobe uusan soo noqon doonin.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...