ABOUT US

Shabakadda Xaqiiqonews Network waa shabakad madax banaan oo ka howlgasha soomaaliya mana jirto cid gaar ah ama koox aynu u hadalno.


XAQIIQO NEWS-  NAGU SAABSAN

Shabakadda Xaqiiqonews waa shabakad fadhigeedu yahay Somaaliya, waxaana aasaasay labo dhalin yarro ah oo ka shaqeya gudaha dalka.

Shabakaddu Waxa ay ka Soo gudbineysaa Wararka ishooda rasmiga ah iyada oo wax badal ah aan lagu sameynin, Waxa aan daaha ka qaadnaa waxyaabaha Warbaahinta kale ay daboosho.

U jeedada ugu weyn ee shabakadda u taagan tahay ayaa ah in aan soo tabino barnaamijyo iyo warar madax banaan kuwaasi oo aqristaha u suurtagaliya in uu helo macluumaad ku filan oo kor u qaadi kara garaadka iyo halbeegga aqristayaasha.

Shabakadda Xaqiiqonews waxa ay dhiirigelineysaa  sayniska iyo tiknoolajiyadda iyadoo 40% wararka ay yihiin kuwa la xiriira culuumta iyo tiknoolajiyadda.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*
*