Abu Subeyr Ma Ka Mid Yahay Liiska 100 Qof ee Ugu Saameynta Badan?

-

Shirkad Lagu magacaabo Somali Magazine ayaa soo saartay Liis ay ku qaranyihiin dad badan oo caan ah, waxaana liiska ciwaan looga dhigay 100 qof ee ugu saameynta badnaa soomaaliya 100 sano ee la soo dhaafay 1920-2020.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Liiska oo qeybtiisa hore oo ay ku xardhanaayeen asaasayaasha ururkii SYL,ayaa dadka la xusay waxaa ka mid ahaa Sayid Maxamed, Xaawo Taako, Saakhuwu diin iyo rag kale oo badan.

Qeyb Ciwaan looga dhigay “culimada” waxaa si gaar ah loogu xusay, sh.Cali Suuufi, sh. Xasan Barsane, sh. cumar faaruuq, Sh. Mustafa iyo sh umul.

Liiska oo dad qaar ay ku tilmaameen mid hal dhinac ka raran, ayaa gabi ahaanba aan xusin rag caan oo Soomaalida iyo caalamkaba saameyn badan ku reebay.

Sidoo Kale Aqri..Waa Kee Abu Ak47 ee Hargeysa ka Qaylisiiyey?

Liiska waxaa kale uu xusay, Sh.shariif, Xasan Shiikh, Farmaajo, Kheyre, iyo Jeesow isagoo raggaasi ku tilmaamay rag saameyn ku leh Soomaaliya.

Df-ka ayaa lagu eedeeyey in qarash badan ku bixisay “in la masuq maasuqa taariikhda”, aqoonyahanno badan ayaana shaki geliyey kalsoonida lagu qabi karo sax ahaanshaha liisaska noocan ah.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...