Afhayeenkii Odayaasha Hawiye, Axmed Diriye Cali Oo Galay Maganta Ilaah

-

Nabadoon Axmed Diiriyr cali  ayaa goordhow ku geeriyooday isbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho sida eheladiisa ay xaqiijiyeen

Odayga ayaa u geeriyooday xanuun hayay maalmihii lasoo dhaafay oo uu isbitaal la jiifay,taasi oo ugu danbeeyn keentay in uu dhinto nabaddoonka.

Axmed Diiriye Cali ayaa kamid ahaa odayaasha dhaqanka kuwooda loogu yaqaanay gudaha Soomaaliya. waxa uuna magaciisa soo baxay xilligii Itoobiyaanka, wixii xilligaasi ka danbeeyey nabaddoonka waxaa uu si toos ah ugu lug lahaa siyaasadda soomaaliya, isago marba qalo u hadli jiray.

Axmed Diiriye Cali AUN, waxaa la filayaa in lagu aaso magaalada muqdisho, oo uu ku geeriyooday,

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...