DF-ka Iyo Al-Shabaab Oo Isku Khilaafay Maalinta Ciidda

-

Wararka naga soo gaaraya deegaanada Al-shabaab maamulaan waxa lagu dhawaaqay in birri oo arbaco ah ay tahay maalinta koowaad ee ciidul fidriga


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Ururka Al-shabaab oo goor dambe oo caawa ah iclaamiyey in birri aysan soon aheyn iyaga oo sheegay in bisha laga arkay meelo badan.

Sida Al-shabaabku ku doodeen, waxaa bisha arkay 8 qof, oo ku kala sugan Hiiraan, Bay iyo Bakool.

Dhankeeda Df-ka Soomaaliya ayaa sheegtay in birri oo arbaco ah ay tahay sooon, lana buuxsan doono 30-ka.

Sidoo kale Aqri: Xiddigiska..Waa Tan Maalinka Koowaad Ee Ciidul Fidriga

Inta ugu badan muslimka oo dhan waxa ay isku raaceen in birri oo arbaco ah ay tahay soon.

Hay’adaha xiddigiska iyo culimada iftaaga ee dalalka Sacuudiga, Turkiga, Qatar iyo kuwa kale oo badan ayaa shaaciyey in maalinta khamiista ah ay tahay maalinta koowaad ee ciidul-fidriga.

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...