Al-shabaab…Xildhibaan Aamina Waxaa Isku Qarxiyey Nin Mareexaan Ah!

-

Ururuka Alshabaab ayaa baahiyey magaca iyo qabiilka ninkii fuliyey weerarkii is-qarxinta ahaa ee 23-ka bishan ka dhacay magaalada Baladweyne, weerarkaasi oo sababy dhimashada in ka badan 50 qof oo ay ku jirto xildhibaan Aamino.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Ururka Al-shabaab oo iyaga sheegtay mas’uuliyadda weerarkii Xildhibaan Aamino lagu dilay ayaa baahiyey magaca iyo qabiilka ninkii isku qarxiyey xil.Aamino.

Idaacadda AL-shabaab oo sii deysay cod laga duubay ninka is-qarxiyey ayaa sheegtay in fuliyaha weerarka uu ka dhashay beesha Mareexaan gaar ahaan jufada Cali dheere.

Al-shabaab ayaa magaca qofka is qarxiyey ku sheegtay Maxamuud Cabdiqaadir kaasi poo ahaa 25 sano jir ku dhashay Balad-Xaawo sanadkii 1997-kii, qoyskiisuna ay dagan yihiin halkaas.

23-kii bishan Maarso waxaa magaalada Baladweyne ka dhacay qaraxyo mataano kaasi oo ay ku dhinteen dad ka badan 50 qof, qarax kowaad ayaa ahaa qof is qarxiyey halka qaraxa kalane uu ahaa gaari la dhigay isbitaalka weyne ee Baladweyne agtiisa,si loola beegsado dadka gurmadka ahaa.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...