Al Shabab maxey ka dhahday shirka jara’id ee mukhtar roobow

La Wadaag Asxaabtaada

Kuxigeenkii hore ee xarakada alshabab shiiq mukhtar robow cali abuu mansuur ayaa manta shir jara’id ku qabtay magaalada muqdisha ka dib markii uu dowlada soomaaliya isku soo dhiibay shiiq mukhtar ayaa dhawaan dagaal ku dhexmaray isga iyo kooxda alshabab ku dhexmaray deegaanka abal ee gobalka bakool ka dibna uu isku soo dhiibay dowlada isaga oo lakeyey magaalada xudur ka dibna uu muqdisho loo galbiyey waxa uu maanta qabtay shir jara’id waxa uu sheegay in uu ururuka alshabab isaga baxay mudo ku siman 5 sano iyo 7 bilood waxa uu sheegay in uu u mahadcilinayo dowlada soomaaliya iyo saaxibada beesha caalamka hadaba alshabab maxay ka dhaheen jirka jara’id warbixin ciwaan looga dhigay “Waxaan Umahad Celinayaa Dowladda Federaalka iyo Beesha Caalamka” ayaa lagu daabacay mareegta taageerta alshabab ee soomaali memo iyada oo warbixinta lagu sheegay in uu mukhtar u mahadciliyey dowlada federalka iyo dowlada xabishada oo itoobiya loola jeeda waxa kala oo warbixinta lagu cadeyey in shiiq mukhtar lagu galbiyey gawaarida ay xabada karin ee madaxda dowlada lagu galbiyey waxana amaankiisa ay ilaa sirdoonka dowlada farmaajo sida ay hadalka loo dhigay

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada