Alshabaab Oo Degmada Buq-aqable Qof ku dilay(AQriso Warbixin Faahfaahsan)

-

fagaare weyn oo kuyaal degmada Buq-aqable ee galbeedka gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay Nin ay alshabaab ku sheegeen Jaasuus la shaqeynayay ciidamada AMISOM(sida ay hadalka u dhigeen) .

Maxkamad taabacsan Xarakada Al Shabaab ayaa dil ku ridday Nin 51 sana jir ah oo lagu magacaabi jray Cali Axmed Caddow oo kamid ahaa dadka ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, Eedaysanaha ayaa qirtay dhammaan dambiyadii lagusoo eedeeyay.

Qaadiga Maxkamadda shabaab ee Hiiraan oo goob fagaare ah ka akhrinayay xukunka uu mutaystay Ninka edeysanaha ah ayaa sheegay in Cali Axmed Caddoow uu u shaqeynayay ciidamada Jabuuti ee saldhigga ku leh galbeedka magaalada Jowhar.

Al Shabaab ayaa horay uga tootgatay degmada Buq-aqalbe dhor qof oo hore isla sanadkan gaar ahaan bishii May ayaa kooxdu waxa ay toogteen Axmad Ibraahim Raagoow oo 29 sano jir ah, waxaa lagu eedeeyey inuu Kufsi u gaystay haweeneey ku nooleyd baladweyne sidoo kale kooxda ayaa isla maalintaasi toogatay Yuusuf Cali Bajiin oo 22 sano jir ah, waxay maxkamadu ku eedeysay inuu falka kufsi ah ka qayb qaatay, balse uusan dilka geysanin Waxaa intaas usii dheer isaga inuu ka tirsanaa waxaa uu qaadiga ugu yeeray maleeshiyaadka maamulka Baladweyne ka dhisan.

Falkani dilka ayaa noqonaya kii seddexaaad oo ka dhaca isla degmada buq-aqable madaama degamada ay nqotay xarun ay alshabaab muhiim u arkaan ka dib markii gacantooda ay ka baxday degmada buula-barde.

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu ogaaday in indhahu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...