Alshabaab Oo Dil Nooc Cusub Ah Ka Fulisay Baraawe

-

Dagaalyahano ka tirsab Alshabaab ayaa fuliyey howgal u muuqday in laga soo amaahday filimaanta hollywood-ka,ka dib markii dagaalyahano ku sugan gudaha Baraawe ay fuliyeen dil iyaga oo isticmaalaya “qoriga shiishka ee “sniper”.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Dilka ay fuliyeen Alshabaab ayaa yimid ka dib markii koox ka tirsan garabka “shiishka” ee Alshabaab ay si qarsoodi ah gudaha u galeen magaalada Baraawe.

Dagaalyahanada shiishka fuliyey ayaa toogasho ku dilay askari Yugaanhdees ah, waxa ayna ka baxsadeen goobta, hase yeeshee ciidanka Ugaandha ee goobta ku sugan ayaa sameeyey “aargoosi” iyaga oo madaafiic ku duqeeyey goobo ka akdhawaa.

Weerarkani oo ah kiis ugu horeeyey ee noociis ah oo deegaankaas ka dhacay ayaa imaanaya xilli ururka Alshabaab ay lumiyeen degaano badan oo ka tirsan Shabeelaha hoose iyo Jubooyinka.

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...