Alshabaab Oo Qarxiyey Bambo Macluumaad Ah Oo Ku Saabsan Astaanta Soomaaliya

-

Alshabaab Ayaa Filim Hollywood ah ka soo saaray Dagaal ka dhacay Balcad, si Ka duwan sidii Looga bartay Alshabaab Muuqaalka waxaa uu amaanay halgamayaashii Soomaalida.

Xaqiiqonews.com-Wararka Gudaha

“Alshabaab Oo Soo Saartay Filim ka duwan kuwii hore, Soona xigatay Halgamayaashii Soomaaliyeed iyo Sugaamtooda” erayadan ayaa ciwaan looga dhigay warbixin lagu daabacay Website-ka Somalimemo,   Alshabaab ayaa magac dhabay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, Shiikh Barsane Iyo Shiikh Bashir Yuusuf.

Sugaanta Soomaaliyeed.

Inkastoo badanaa muuqaalada Al-Shabaab looga bartay Anaashiida Jihaadiga iyo gabayada carbeed, hadana muuqaalkan waa mid gabi ahaanba ka duwan kuwii hore. Wuxuu diiradda saarayaa suugaanta Soomaalida gaar ahaan gabayadii kululaa ee Sayidka ee ku baaqayey Jihaadka iyo gobanimada.

Astaanta Soomaaliya.

Alshabaab ayaa Astaanta Soomaaliya ku tilmaamay mid aad ugu eg astaanta Taliyaaniga oo gumeystay Soonmaaliya.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...