Alshabaab Oo Shaaciyey Daawada Karoona Fayrus!!

-

Af-hayeenka Alshabaab Sh. cali Dheere ayaa markii ugu horeeyey ka hadlay cudurka Saf-marka ah ee Karoona, isaga oo sheegay mowqifka Alshabaab ay ka qaateen cudurkan.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Cali dheere ayaa sheegay in cudurkani uu dhibka ugu badan u geystay waddmo uu ku tilmaamay in yihiin “gaalada kuwooda ugu dhibka badan”.

Cali dheere oo soo daliishaday axaadiith ayaa Karoona sababtiisa ku micneeyey in uu ka dhashay “faaxishada bani’aadamka”.

Karoona iyo Daacuun

Cali dheere ayaa Karoona ku tilmaamay in uu la mid yahay daacuun,waxa uuna carababaabay in qofkii Karoona u dhintay uu yahay Shahiid.

Sidoo Kale Aqri..Alshabaab Oo Dil Nooc Cusub ah Ka Fulisay Baraawe

Cali dheere ayaa sheegay in Alshabaab ay ku faraxsanyihiin waxa uu ku sifeeyey ciqaab uu ilaah ku riday dad gaalo ah, isagoo dhanka kale sheegay in cudurkani uu dambi dhaaf u yahay “qofka muslimka ah “.

Cali dheere ayaa sheegay in Karoona lagu daaweyn karo qodobo uu tiriyey waxaana ka mid ahaa

  • istiqfaarta
  • Ducada
  • Sadaqada
  • Karantiil

qeybta hoose ka dhageyso codka Cali dheere

Halkani riix ..Si Aad Aragto Wararka Muhiim ah ee Bogga hore

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...