ALshabab yaa u sharaxan doorashada soo socota? sh. cali dheere ayaa ka jabaabaya

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Shabakadda Dalsoor ee wararka ku faafisa Baraha Internet-ka ayaa Wareysi dhinacya badan taabanaya oo ay la yeelatay Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) Afhayeenka Xarakada Al Shabaab wuxuu uga hadlay arrimo xasaasi ah.

Wareysiga oo ah Mid Maqal iyo Muuqaal ah ayuu Sheekh Cali Dheere uga Jawaabayaa su’aalo dhowr ah oo ay kamid yihiin mowqifkooda ku aaddan doorashooyinka soo socda
Alshabab yaa u sharaxan doorashada soo socota ayuu weydiiyey wariye xamze muxuu ku jabaabay cali dheere  daawo muuqaalka


[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA