MUUQAALOAmeerikaanka Oo Caruurta Ku Qasbaya In Ay U Rukuucaan...

Ameerikaanka Oo Caruurta Ku Qasbaya In Ay U Rukuucaan Dumarka Madow!

-

Haweeney Ameerikaan ah ayaa baahisay muuqaalka iyada oo caruurteeda ku qasbeysa in ay u rukuucaan dumarka madow, arintaasi oo baraha bulshada dood weyn ka dhalisay.


XAQIIQO NEWS- MUUQAALO

Justin Champion ayaa arintani soo bandhigtay iyada oo sabab ka dhigtay dumarka madow in ay ka dambeeyeen xil ka tuurista Trump.

Champion ayaa tiri -iyada oo dhax taagan caruurta oo qoslaayo isla markaana is qaloocinaya- “Dumarka madow ayaa sabab u ahaa in Trump uusan madaxweyne noo noqonin”.

Sidoo Kale Aqri: Sidan Ayey Israa’iil Uga Hadashay Weerarkii Kongareeska

Doorashooyinka Madaxweynenimo ee uu ku guuldarreystay Trump ee dhacay Nofeembartii tagtay ayaa dadka codeynta ka qeyb galay waxaa ka mid ah madow badan oo Soomaalida ka mid tahay.

https://twitter.com/TaylorLorenz/status/1347017757917790210?ref_src=twsrc%5Etfw%7Ctwcamp%5Etweetembed%7Ctwterm%5E1347017757917790210%7Ctwgr%5E%7Ctwcon%5Es1_&ref_url=https%3A%2F%2Farabi21.com%2Fstory%2F1327827%2FD8A3D985D8B1D98AD983D98AD8A9-D8AAD8AFD981D8B9-D8A3D8A8D986D8A7D8A1D987D8A7-D8A5D984D989-D8A7D984D8B1D983D988D8B9-D984D984D986D8B3D8A7D8A1-D8A7D984D8B3D988D8AF-D984D985D8A7D8B0D8A7-D981D98AD8AFD98AD988

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...