Amiirka Makka Wuu Sarqaansanaa Khamro Darteed..Arag Ka dib Maxaa Dhacay?

-

Nin Sacuudiyaan oo wata magaca “diblomaasi hore” ayaa bartiisa Tuwiterka soo dhigay sheeko la xariirta qalalaasihii 1979 ee ka dhacay makka, dhacdadaasi oo caan ku aheyd magaca ” Juhayman al-Otaybi”


Xaqiiqonews-Wararka dibadda

Ninkani oo bartiisa ay ku xiran yihiin kumanaan qof, ayaa sheegay in sababta dhacdadii !979 loo gaarsiin waayey boqorka sacuudiga ee xilligaasi ay aheyd sabab la xariira amiirka Makka oo sarqaansanaa ka dib markii uu khamro iska dharjiyey.

Ninkan bartiisa hadalka ku soo qoray ayaa yiri “Amiirka makka fawaaaz wuu soo kici waayey sarqaan dartiisa ilaa laga gaaro afarta galabnimo, xilligaasi oo ka dib la go’aamiyey in boqorka guud ee sacuudiga lala socodsiiyo dhacdada.

Sidoo Kale Aqri..Daawo..Aadaankii Ugu Horeeyey ee Masjidka Xaramka Oo La duubay

Sida laga soo xigtay “diblomaasi hore” amiir Fowaaz bin cabdil-casiis, sababta uu u sarqaansanaa waxa ay aheyd ka dib markii uu khamro iska dharjiyey habeenkii xafladda dabaaldegga ee sanadka cusub ee Hijriyada.

Websaaytka Arab21 oo warbixintan ka soo gudbisay diblomaasi hore ma aysan xusin magacyada iyo run ahaanshaha dhacdada.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...