War hadda ina soo gaaray ayaa waxaa uu sheegayaa in Goor dhow Ciidamada AMISOM gaari ay wateen uu jiiray Jiimi Sheekh Muumin oo ah mulaxamiiste caan ka ah soomaaliya.
Jiimi Sheekh Muumin waxaa soo gaaray dhaawac kadib markii uu dardaray gaari ay leeyahiin ciidama AMISOM, meel u dhow Garoonka Diyaarada ee Magaalada Muqdisho.
Gaari Nuuca Dagaalka ah oo ay leeyihiin Ciidamada AMISOM ayaa Jiiray mulaxamiiste Jiimi Sheekh Muumin waxaan soo gaaray Dhaawac sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaanyahay.