Aqoonyahanad Ingiriis ah”Waxaa dhulka Nagula Nool Noolayaal Aan La Arkin”

-

Aqoonyahanadda ku takhasustay xiddigiska oo lagu magacaabo Helett Sharman ayaa sheegtay in dhulka ay nagula nool yihiin noolayaal aan la arki karin oo sheegtay in ay yihiin “umado kale”.


Xaqiiqonews- Saynis-Xiddigiska

“Dhulka ayey nagula noolyihiin, meel kastana wey joogaan intaasi oo mliyan oo nooc nolol ah ayaa dhulka ka jirta” ayey tiri Helett oo la hadashay hay’adda Biritan u qaabilsan warbaahinta ee BBC-da.

Sidoo Kale aqri.Aqoonyahanad Imaaraat ah Oo shaki Gelisay Qiyaamaha !!

Hadalka ayey sii waday iyada oo tiri “Noolayaashan aan ka hadlaayo jirkooda kama sameysna Naytarojiin ama kaarboon sida ban’aadamka oo kale, balse waa ay nala noolyihiin mana arki karo”

Helett Sharman ayaa horay ugu guuleysatay dhowr abaal marin oo sida la sheegay ay ku muteysatay dadaaladeeda xagga Saynsiak iyo Xiddigiska.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...