AQRISO: 10 Xaqiiqo oo aadan Ka ogeyn Daahir Calsow (Sirtii Ugu cusleed aad maqasho)#XOG

La Wadaag Asxaabtaada

1_ magaciisa dhabta waa daahir cabdulle Cilmi Calasow oo ku dhashay baadiyaha degmada Hobyo Ee Gobolka Mudug balse ku soo barbaaray magaalada muqdisho gaar ahaan xaafadda Cooska suuqa xoolaha degmada heliwaa.

2_Daahir Calsow waxaa uu leeyahay naaneys caan ah oo ay ugu yeeri jireen ciyaal cooska Heliwaa naaneystaasoo ah “daahir Daqarre” sababtu uu magacaasi ugu baxay ayaa ah dhaawacyada madaxiisa ku yaalla oo aad u badnaa

3_Shaqadiisa kowaada Daahir calsow ayaa aheyd in uu leejo(lacag baad ah) ka qaadan jirya suuqa cowska ee degmada heliwaa ka hor inta uusan shaqo ka helin farmashiye Tawakal(Tawakal Pharmacy) oo oo isla xaafadda cowska ah isagoo wixii intaasi ka danbeeyey bartay saxaafadda islmarkaana sameystay iskuul uu dadka ku bari jiray saxaafadda waxaana ardaydii uu wax soo baray ka mid ahaa Cabdi casiis afrika wariyhii hore ee radio muqdisho.

4_Daahir Calasow waxaa uu ka soo jeedaa Beesha habar-gdiri gaar ahaan sacad ayaanle waxaana dhinaca kale dhashay Hooyo raxanweyn ah oo reer Xudur ah inakastoo uusan nasiib u yeelan in ay hoyadiisa soo goriso.
balse eedadiisa(oo uu aabahiisa qabay) oo abgaal aheyd ayaa soo gorisay .

5_Daahir Calsow (daahir Daqarre) ma ahan nin cabsada waxaana inta badan uu ahaa nin ay gacanta ka horreysa waana taas sababta keentay dhaawacyada badan ee jirkiisa soo gaaray.

6_Daahir calsow waxaa uu ahaa Ciyaalkii Jaajuuska u ahaa Jen Ceydiid ee magaalada muqdisho ka howgali jiray isagoo ugu danbeyn la shaqeeyey CID-da mareekanka ka dib dhimashadii ceydiid waxaana xusid mudan in Xuseen ceydiid oo haatan ah sargaal ka tirsan CID_da uu ahaa ninkii calsow ka dhigay shaqaalaha CID-da.

7_Calsow(daahior daqarre) Waxaa uu U haajiray yurub ka dib markii uu shaqo ka helay booliska aduunka ka dibna waxaa uu la sii shaqeeyey sirdoonada galbeedka ilaa hadana waa sarkaal ka tirsan Sirdoonka Holland.

8_Mr Calsow waa hantiile balse dad badane waxa ay la yaaban yihiin xagga uu lacata ka helo ninkan hase ahaatee xaqiiqda ayaa ah calasow waxaa uu celcelis ahaan helaa lacag dhan 1500-3000 taasi oo ka dhigan in uu bil walbo helo lacag dhan Soddon kun oo doolar($3000) goobaha ugu badan ee lacagta ka helo waa warbixinada uu u gudbiyo booliska aduunka iyo kan Holland iyo sidoo kale warbaahinada tirada badan ee gacantiisa ku sameystay waxaana inta badan uu lacag ka shaqeeya xayeysiimaha Google adsense-ka ee webskiisa saaran iyo sidoo kale shirkadaha kale uu xayiisiiyo.

9_Calasow waxaa uu si toos iyo si aan toos aheynba ugu lug leeyahay qeybo badan oo ka tirsan warbaahinta soomaaliya waxaana uu calasow uu maamulaa in ka badan 150 website oo ku hadla afka soomaalida ku darsoo waxaa isagaba gacantiisa warka ku soo geliyaa website-ka waagacusub.
websiteyada Calasow uu maalgeliyey gacantiisana ku jira waxaa ugu caansan Warqaad,Caasimadda,Xoghoose,carafaad,allgalguduud,guricee,galcad24,calanka24,shabelle,allbenadirnews,cunaabi,
hiiraan,keydmedia,allxiiso iyo kuwa kale oo badan.

10_ Inkastoo Calasow(Daahir Daqarre) uu leeyahay Xirfad sirdoon oo uu muddo ku soo shaqeeyey balse dhanka kale calsow Malahan Aqoon Maadi iyo Mid diineed toona waxaana calasow marka la fiiriyo aqoontiisa maadida ah uu heystaa shahaado dugsi dhexe ah isagoo ka dib wixii xiligaasi ka danbeyey iskaga haray waxbarshadii

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada