Aqriso: Alshabaab oo baahiyey Magaca+qabiilkaa Ninkii isku Qarxiyey weerarkii Bariire ee…

La Wadaag Asxaabtaada

Weerarkii xogaanaa ee ka dhacay deegaanka bariire ee gobolka shabeelaha hoose ayaa Geystay Khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Shabaab ayaa geystay weerar qorsheysan islamarkaana Ay Ka Guul gaareen Ciidanka Dawlada oo ay labaatameeyo ku khaarajiyeen.

Ibraahim Cabdullaahi oo ku magac dheeraa Mucalimuu,ayey shabaab ku sheegeen in uhaa ninkii fuliyey weerarkii isqarxinta ahaa waxaana mucalimow alshabaab ay ku sheegeen in uu ka soo jeedo beesha gaaljecel gaar ahaan jufada Abtisame.
Halkan Ka dhageyso codka Macalimow

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada