AQriso Beelaha ay Ka soo Jeedaan Xildhibaanada loo Xilsaaray Kiiska Qalbi Dhagax(Yaa u badan?)

-

Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo ka soo tala bixiya qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay dhiibidii C/kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo loo gacan geliyay Dowladda Itoobiya iyo doodii ka dhalatay.

Guddigan oo ka kooban 15 xubnood oo dhamaan ah Xildhibaanada ayaa lagu wargeliyay inay warbixin tifaftiran ka soo diyaaraan kiiskan iyo qaraarkii Xukuumadda ka soo baxay 6-dii bishan.

Waxaa lagu wargeliyay dhamaan Hey’adaha ay quseyso inay u fududeyaan, gacana ku siiyaan howlahooda. Guddigan ayaa la faray in labo maalmood gudahood ay ku howl galaan, kulankooda Koowaadna uu ku qabsoomo 21-ka Bishan September

Waxaa kaloo la faray in 10-ka bisha October ay ku soo gudbiyeen warbixin Xafiiska Guddoomiyaha Golaha shacabka.

Halkan hoose ka akhriso: Magacayada iyo Qabiillada Gudiga Xildhibaanada ee loo Xilsaarey Cabdikarin Shiikh Miuuse Qalbi Dhagax

Xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble (Gasoowe) Dir

Xildhibaan Axmed Mayow C abdule (Ruush) Raxan weyn

Xildhibaan Burhaan Aadan Cabdule Daarood

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa Hawiye

Xildhibaan Cabduqaadir Shiikh Cali Ibraahim Baqdaadi Dir

Xildhibaan Cali Yuusuf Cismaan Silcis Gorgaarte

Xildhibaan Cali Yuusuf Cali ( Xoosh Daarood Majeerteen

Xildhibaan Hani Maxamed Aadan Digil iyo Mirifle

Xildhibaan Lutfoi Shariif Maxamed Cumar Reer Xamar

Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim Hawiye

Xildhibaan Maxamed Axmed Maxamed ( Garwayne) Digil/Mirifle

Xildhibaan Maxamed Cumar Caymooy Jareer Weyne

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Cabdi Diyeeshe Dir isaaq

Xildhibaan Maxamed Cabdi Gaandi Daarood Ogaadeen

Saciid Maxamed Maxamuud Xayd Muuse Dhari

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...