Aqriso: Erayadii ugu Dambeeyey Ay Ku Qortay Facebook Gabar Shil Ku Dhimatay

La Wadaag Asxaabtaada

Dadka  Facebook wax ku qora, ayaa is dhaafsaday fariimo ku saabsan gabar u dhalatay Urdun oo dhawaan ku dhimatay shil,  gabadha ayaa geeriyootay xilli ay ku sii jeeday jaamacadda, balse waxa dadka soo jitay ayaa ahaa erayadii ugu dambeeyey ee ay ku qortay Facebook.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda.

Asli ayaa baahisay   sawirka  nin dhalinyaro ah oo ku tukanaya gaarikiisa aktiisa oo yaala wadada guud waxeyna soo qortay  ‘Miyuusan sawirka ka qurux badneen  qoob ka ciyaarka (Kiki),  oo ay jecelyihiin malaayiin qof?  waxaa ku filan in sawirkan laga jecelyahay ilaah dunida maamula aktiisa.

Asli  ayaa waxa ay la geeriyootay seddex gabdhood oo ay isku jaamacad dhigan jireen ka dib  shil gaari  oo baabuurkooda uu ku dhacay baabuur kale.

 

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada