Waxaa goordhow lagu dhawaaqay Liiska Gudoomiyaaasha degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo dhowr haween ah lagu soo daray.
Duqa magaaladda Muqdisho Taabit Maxamed Cabdi ayaa badalay 15 gudoomiye taas oo ka dhigan in kaliya labo gudoomiye ay bad baadeen.
Hoos ka Akhri Liiska Gudoomiyaasha G.Banaadir
1- Gudoomiyaha Degmada C/casiis Sharmaarke Maxamed Ladane
2- Gudoomiyaha Degmada Kaaraan C/fataax Nuur Cali Yaanyo
3- Gudoomiyaha Degmada Shibis Safiyo Sheekh Cali Jimcaale
4= Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid Axmed Xasan Maxamuud
5- Gudoomiyaha Degmada Howlwadaag C/kariin Cali Kaar
6- Gudoomiyaha Degmada Hodan Maxamed Cantoobo
7- Gudoomiyaha Degmada Dayniile C/wali Nuur Faarax
8- Gudoomiyaha Degmada Wadajir Cumer C/llahi Xassan
9- Gudoomiyaha Degmada Dharkeynley C/raxmaan Siid Cali
10- Gudoomiyaha Degmada Shangaani Basmo Cumer Axmed
11- Gudoomiyaha Degmada xamerweyne Cumer Shariif Maye
12- Gudoomiyaha Degmada Xamerjajab C/wali C/llahi Maxamed
13- Gudoomiyaha Degmada waabari Rowdo C/llahi
14- Gudoomiyaha Degmada Boondheere Zainab Yuusuf Wehliye
15- Gudoomiyaha Degmada Warta Nabada Zainab Maxamuud Warasame