Waxaa soo dhawaaday imtixaanaadka shahaadiga ee dalladaha iyo kan dowladda ay qaadeyso waxaan ay ardaydu u diyaar garoobayaan ka qeyb gelidda imtixaanaadka.
shir heersare ah ayaa maanta waxaa yeeshay dalladaha iyo dowladda iyagoo isla af gartay xiliyada la qaadaayo imxtixaanaadka.
Shabakadda wararka xaqiiqonews ayaa heshay liiska jadwalka imtixaanaadka dalladda Safe iyo sida ay ardayda u galayaan imtxanaadka.
dhanka kale xaqiiqonews waxa ay soo gudbin doontaa liiska jadwalka imitixaanaadka dallada Fpens oo howsheedu socoto.
Halkan hoose ka aqriso Liiska jadwalka imtixaanaadka Dalladda Safe iyadoo sida warqadda ku cad imtixaanka uu bilaaban doono 29-04-2017 oo maalmo un naga xiggaan.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
AQRISO: Liiska Jadwalka Imtixaanaadka ardayada shahaadiga Form four ee Dallada ……………
-