AQriso :Liiska wasiirada iyo qabiilada ay ka soo kala jeedaan#xog dhameystiran

La Wadaag Asxaabtaada

Markii ugu dambeysay ee dokumentigan la cusbooneysiiyey waa  Oktoobar 2020


Xaqiiqonews waxa ay heshay liiska Wasiiradda cusub ee xakuumadda ra’iisal wassaare Rooble , sida muuqata Beelaha aya xilka u qeybsaday qaabkii xakuumaddii hore eeKheyrre,   marka laga reebo beelaha mursade iyo habr gidir oo iyaga  is badalay.

Hoos ka AKhri Wasiirada oo dhan
Beesha Hawiye:
1- Wasiirka Arrimaha Gudaha, General Mukhtar Xusen Afrax – Xawaadle
2- Wasiirka Amniga Gudaha, Xasan Xundubey Jimcale – Abgaal
3- Wasiirka Diinta, Cumar Cali Roble – Abgaal
4- Wasiirka Boostada, Cabdi Sheikh Axmed Rooble – Murursade
5- Wasiirka Caafimadka, Fowsiya Abiikar Nuur – Gaaljecel
6- Wasiirka Ganacsiga, Khalif Cabdi Cumar – Baadi Cadde

DAAROOD

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Ciise Cawad – Majeerteen
2- Wasiirka Qorsheeynta, Jamal Maxamed Xasan – Warsangeli
3- Wasiirka Kaluumeysiga, Cabdullahi Bidhaan – Dhulbahante
4- Wasiirka Gaadidka, Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar – Ogaaden
5- Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Duraan Axmed Farax – Leelkase

DIR

1- Wasiirka Gaashandhiga, Xasan Xuseen Xaaji – Garre
2- Wasiirka Cadaaladda, Cabdulqadir Maxamed Nuur – Jilible
3- Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen (Badni) – Dabarre
4- Wasiirka Tamarta, Xasan Cabdinuur – Eelay
5- Wasiirka Haweenka, Xanifa Maxamed Ibrahim – Leesaan

Digil iiyo Mirifle
1- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud, (Mirifle Hubeer)
2- C/rashiid C/llaahi Wasiirka Gaashaandhigga, ( Mirifle / Leysaan)
3) Dr. Iimaan C/llaahi Cali, wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta/ Hadamo.
4) Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha, Digil, Jiido.
5) AVV. Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Cadaaladda/ Dabare

Beelaha Shanaad
1- Wasiirka Gargaarka, Khadija Maxamed Diiiriye – Yaxar
2- Wasiirka Beeraha, Siciid Xuseen Ciid – Carab Saalax
3- Wasiirka Dekedaha, Maryan Aweys Jaamac – Jareerweyne
4- Wasiirka Dhalinyarada, Xamsa Saciid Xamsa – Barawani
5- Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed – Banaadiri

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada