AQRISO: magacayada saraakiil Puntland ah oo Lagu dilay weerarkii Af-ur#Xog Muhiim ah

-

Afhayeenka Ciidamada Al Shabaab Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa idaacadda Andalus u sheegay in dagaalka ay ku dileen 61 Askari islamarkaana ay ku qabsadeen 16 gaari oo 9 kamid ah yihiin gaadiidka dagaalka ee Tikinikada loo yaqaan.

Warar lagu kalsoonyahay waxay xaqiijinayaan in dagaalkii saaka lagu dilay Jeneraal Sangal Taliyihii guutada ciidanka Af-urur iyo Taliye Cabdi Biriq oo kamid ahaa saraakiisha ugu sarraysa ciidanka Daraawiishta Puntland.

Waa Weerarkii ugu xooganaa uguna khasaaraha badnaa ee Abid ciidamada Maamulka ‘Puntland’ mar qura uu kala kulmo Xarakada alshabaab marka loo eego weeraradii horay uga dhici jiray gobollada Bari iyo Mudug oo uu awood ku leeyahay Maamulka Puntland.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...