AQriso Liiskan: ka dib ka jawaab”Farmaajo ma wa wadani baa Mise waa reer diini”

La Wadaag Asxaabtaada

Farmaajo ayaa markii xilka loo doortay waxaa uu bilaabay xil ka qaadis iyo xil u magaacabid waxaana is badalada cusub ka muuqday sad bursi qabiil.
halkan hoose ka aqri liiska dadka ka soo jeeda beesha mareexaan gaar ahaan reer diini(jufada uu farmaajo ka soo jeedo) xilalka loo magaacabay mudadii goobneed ee farmaajo uu xilka haayey ka dib adiga ayaa xukmin doono farmaajo ma reer diini baa mise waa reer wadani.
1. Abandulaha ciidanka xooga dalka Cabdullahi Cali Caanod , Reer Diini / Rer Dalal / Rer Allamagan
2. Madaxa sirdonka hay’ada Nabadsugida Qaranka Zakariye Ismacil , Rer Diini / Rer Maxmud Guled
3. Safiirka Soomaliya dalka Kuwait Cabdi Aadan , Rer Diini / Rer Dalal / Rer Allamagan
4. Wakiilka Soomaliya Midowga IGAD
Cabdullahi Qorax , Rer Diini / Rer Xirsi
5. Xoghaya guud ahna madaxa arimaha dibada xafiska Madaxweynaha Maxamed Cabdi Balal , Rer Diini / Rer Nur
6. La Taliyaha Madaxweynaha Arimaha Bulshada Cabdi Waayel , Rer Diini / Rer Koshin
7 . La Taliyaha Madaxweynaha arimaha dhaqanka Ugaas Axmed Maxmud Magan , Rer Dini / Rer Ugas Sharmake
8. Agaasime ku xigenka madaxtoyada
Cabdulahi Kulane , Rer Diini / Rer Koshin
9. Agasimaha siyaasadda iyo istiraatijiyadda xafiska Madaxweynaha Abdi Satar , Rer Diini , Rer Xirsi
10. Agasimaha lojistikada madaxtoyada
Dhoof Ciise , Rer Diini , Rer Dalal , Rer Allamagan.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada