Arag..Mushaarka Khiyaaligaa ee Dhaqaatiirta Ajaanibta Muqdisho

-

Shirkadaha caafimaadka Muqdisho ayaa dhaqaatiirta ajaanibta u isticmaala “shabaq” ayaa ku soo dabaan bukaanada, arinkaasi oo hadda isku badalay il dhaqaale oo bil walbo laga sameeyo lacago kumanaan doolar ah.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Tusaale, hadii qof ka mid dadkii ku dhintay isbitaalada Mqudisho la weydiin lahaa waa maxay sababta aad u dhimatay? dabcan waxa uu ku jawaabi lahaa “lacag darteed”, maxaa yeelay hadii aad leedahay jir caddaan ah waxa aad noqon kartaa dhaqtar ka howgala Xamar, si aad u disho dad bukaan ah lacag darteed.

Waxa uu ahaa howlgab ka hor inta uusan imaan Muqdisho, haddase waxa uu noqday “mushaari” faa’ido ahaan u soo xareeya kumanaan doolar bilwalba,waxa uuna mushaar ahaan u helaa bil walbo lacag dhan 12 kun oo doolarka Mareykanka.

Isaga oo kaliya ma ahan, waxaa jira boqolaal kale, kuwaasi oo subax u walbo u kallaha xarumaha Caafimaadka Muqdisho, waxa ayna ka siman yihiin dhamaantood magaca ah “dhaqaatiirta ajaanibta Muqdisho.

Waxaa jira arimo badan oo kadis kuga noqonaya marka aad ogaato waxyaabaha ka socda Xamar, xarumaha caafimaadka Muqdisho waxa ay qaarkood bixinayaan 16 kun oo doolar mushaar ahaan bil walbo, waxaa lagu siinaya hoy aad dagto, waxa aadna leedahay maalmo fasax ah bil walbo.

Ma xuma in Isbitaalada ay sameeyaan lacag, hase ahaate waa in tixgelin la siiyaa bukaanka, taasna waa mid ka mid ah caqabadaha hortaagan isbitaalada muqdisho oo qaarkood hadda isku badalay beer weyn oo lacag gurasho ah kaliya,

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...