Warbaahintu xaq ayey u leedahay in halkani ay u aqoonsato “Xalabta Bariga Afrika”, sawiradii ugu dambeeyeyna waxa ay ku soo xasuusinayaan “Magaalo Siiriya Ka Mid ah”,Sanad ka horna cidna ma saadaalineynin in Xasuuq intan la eg uu ka dhici doono Jigjiga, balse maalmaha ayaa badalay, durbana waxaa bilowday xasuuqii shacabka.
Xaqiiqonews.com-Wararka Dibadda.