Arin Cusub Oo Ku Soo Korortay Dilkii Bajaajleyda

-

Maxamed Ibraahim Abuukar oo ahaa wade Mooto bajaaj ayaa Askeri ka ritsan ciidanka Dowladda waxa uu ku  dilay  Degaanka Buulo-Mareer ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Markii hore dilalka Bajaajyada ayaa ku ekaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya balse waxaa hadda muuqato inay noqotay mid federal ah oo meel kasta lagu ugaarsanayo.

Dilkan ayaa la xariira kacago baad ah oo badanaa askarta ay ka qaataan wadayaasha gadiidka,iyadoo ehalada ay sheegaan in wiilkooda loo dilay 5 kun oo shilin Somali ah, oo u dhiganta 20 centi (senti) oo doolarka Mareykanka ah.

Bajaajyada Muqdisho ayaa maalmo ka hor gadood sameeyey kadib markii laga dilay Darawal waxayna taas keentay in Bajaajleyda loo ogolaado inay isaga gudbaan Jidadka xiran ee Muqdisho kadib markii ay sheegeyn inaysan Canshuur bixin doonin haddii jidadka loo diido.

Dilkan ugu dambeeyey ee ka dhacay Shabeelaha Hoose ayaa u muuqda horumar ay ka sameeyeen askarta disha bajaaleyda goobihii ay ka howlgali jireen, waxeyna arinta noqotay mid xaduudda ka baxday

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...