Arintani Madaxdeena Ayaa Naga Qarisay. Waana Muhiim In Aan Ogaano.

-

“Maxey aheyd sababta reer Yurub U Gumeysteen Afrika! ?” runtii waa su,aal aas u a adag balse jawaabta oo gaaban waxa ay tahay “Kacaankii warshadaha”.

Xaqiiqonews.com-

Muddo qarniyo Afrika iyo Yurub waxa ka dhaxeeyey ganacsi iyo isku socod balse ma jirin wax damac ah oo reer Yurub ay lahaayeen Afrika Ilaa La soo gaaray waqtigii “Kacaanka Warshadaha” waa xilliga gudaha qaaradda gabowday dhaxdeeda uu ka bilowday tartan Iqtiraac,ganacsi iyo siyaasadeed.

Maxaa Is Badalay Qarniga 19,aad ?

Waxaa soo kordhay si gooban waa “Warshadaha” waxaana reer Yurub ay u baahdeen Kheyraad cayrin ah si warshadaha u shaqeeyaan, waxayna ay ogaayeen Kheyraadka ka buuxo Afrika.

Sidoo kale reer Yurub waxa ay maskaxda ku haayeen raadinta “Suuq Weyn” oo loo beec geyo qalabka ay soo saaraan warshadaha bilowga ah, labadaas sabab oo isla xariira ayaa keenay in Afrika ay dhibane u naqato gumeysi xidid jar oo ugu dambeyn keenay dhaqan doorin.

Suuq Daacad ah

Afrika waxa ay guri u tahay wax ka badan 1 bilyan oo qof, tirada dadka cusub ee dhalanaya (Si ka duwan Yurub) waa mid sarreysa, sidaa darteed wadamada saxara ka hooseeya ee Afrika -Soomaaliyana ka mid tahay- waa goob cusub oo ay ku hardamayaan Yurub iyo shiinaha .

Dhamaan Qalabyada aan ku iibino suuqyadeena waxaa ka buuxa Wax soo saarka warshadahooda taasi oo ka dhigeysa Arin Wali taagan gumeysigii Yurub ee gudaha Afrika.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...